Google   

 

 

 

 

War deg deg ah: Iska hor imaad ayaa caawa fiidkii ka bilowday agagaarka fagaaraha Tarabuunka ee Degmadda Hodan.

       Hobyonet. Muqdisho  Talaado, April, 28, 2008

Iska hor imaadkaasi ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo laga maqlayo xaafadaha magaalada Muqdisho.

Iska hor imadkaasi waxuu u dhexeeyaa Ciidamada dowladda KMG ah iyo kooxaha ka soo horjeeda, waxaana dadweynaha xaafada degmada hodan ay xaqiijiyeen in ay rasaas iyo madaafiic ku soo dhceen xaafadahooda.

iska hor imaadka ayaanu weli warar faah faahsan weli ka soo bixin.

Maslah Osman  

    Hobyonet

 hobyonet@gmail.com