Google   

 

 

 

 

Qarax ayaa loogu geestay mid ka mid ah gawaarida ciidamada Itoobiyaanka agagaarka kuliyadii hore ee Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho.

       Hobyonet. Muqdisho  Talaado, April, 28, 2008

Qaraxaasi oo dhacay saakay ayaa waxaa la xaqiijiyay in lala beegsaday gaari noociisu yahay Ural , kaasi oo ay saaran yihiin ciidamo itoobiyaan ah.

Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in qraxaasi uu ahaa miino dhulk lagu aasay balse aysan cadeyn karin qasaaraha gaaray ciidamadasi.

Mudooyinkaan dambe ayaa waxaa sii kordhayy qasaaraha iyo qraxyada ciidamada lagu qaado, kuwaasi oo lala eegto gawaridooda

 

 

 

Maslah Osman  

    Hobyonet

 hobyonet@gmail.com