Guddiga Gurmadka Abaaraha waxa uu raashin gaarsiiyay wajigii labaad ee qaybinta mucaawimada dadka ay saameynta balaaran ku yeelatay Abaaraha ka jira Goballada mudug iyo Galgaduud.
Hobyonet. Muqdisho Arbaco, April, 29, 2008
Waxaa ka mid ahaa meelaha uu raashinka gaarsiiyay
Karindagaari
Baraagta Jiibe
Jiicduub
Hilmo
Laasdabacadde
Dagaariyaray
Iyo Tuulooyin kuteedsan magaalada dagaari
Dadka lagudoonsiiyay deeqdaas raashimeed ayaa isugu jiray Agoon, Qoosas xamar ka soobarakacay iyo Dadbadan oo ay Abaar ku dhufatay
Waxaa guddiga ka mid ahaa
1.Ku xigeenka Gudiga Abaaraha Axmad Baasto
2.C/shakuur Cali Cumar oo xubinka ah Gudiga
3. Xildhibaan Caanood Xaashi Afdhuub oo ah xubin ka tirsan gudiga ah xildhibaan Baarlamaanka Galmudug
Maslah Osman
Hobyonet