|

Hey’addaa Access for Support and Developmen​t Centre, oo gargaar gaarsiiyey dadka soo barakacay ee ku jira xeryaha qaxootiga ee magaalada Muqdisho.

ACCESS FOR SUPPORT AND DEVELOPMENT CENTRE

Hey’addaa Access for Support and Development Centre, oo gargaar gaarsiiyey dadka soo barakacay ee ku jira xeryaha qaxootiga ee magaalada Muqdisho.
Hey’adda Access for Support and Development Centre, oo ah hey’ad kheyri ah oo fadhigeedu yahay magaalada London, ee wadan UK, ayaa gar gaar kala duwan oo isgu jiray, raashin, timir , saliida wax lagu karsado, cuntada nafaqada ee caruurta, iyo qalabka caafimaadka loo isticmaalo , gaarsiisay dadka barakacayaasha ah eek u jira xerooyinka kala duwan ee qaxootiga ee magaalda Muqdisho. Hey’ada ayaa waxa aay ka mid tahay he’adaha aay sida tooska ah ay u wada shaqeeyaan Jaamacdda Muqdisho oo iyada haatan hogaamineeysa , hawlaha gargaarka ah ee ka socda Somalia. Jaamacadda ayaana hawshaa ku fulisay magaca hey’adda Access for Support and Development Centre.

Dadkii barakayaasha ahaa ee raashinka loo qeybiyey ayaa u mahad naqay hey’ada Access for Support and Development Centre, gargaarka aay lasoo gaartey.

Madaxa hey’adda Mr Abdullahi Nur Osman, ayaa isagana u mahad celiyey dhammaan dadkii Soomaaliyeed iyo Muslimiintaa ee ku deeqay deeqdaa la gaarsiiyey

dadkaa Soomaaliyeed ee abaaraha ku dhufteen, wuxuuna alle uga baryey inuu ajir iyo kheyr badan ugu bedelo caawintaa aay walaalahood caawiyeen.

 

Heaydaan , ayaa sidoo kale howl gar gaar ah ka fulineeysa haatan, gobolka Shabbelaha hoose iyo gobollada kale ee aay abaarahu ku dhufteen

 

Abdullahi Osman
Director
Access for Support and Development Centre
Unit 38, Mill House, Windmill Place Business Centre
2-4 Windmill Lane, Southall, Middx , UB2 4Nj 

Tel 0208 574 1228
Mob:07932 55 7497 or 07961 326 923
E-mail: aosman66@yahoo.co.uk

Apply to be a Chitika Publisher!

Comments are closed