|

Deegaanka hoosingoow oo xaley cidlo ahayd

J/hoose-hobyonet) Ka dib duqeyo xoogan oo shaley ka dhacay Hoosingow oo ka tirsan jubooyinka ayaa la sheegey in gebi ahaan halkaasi laga qaxay oo cidlo ay ahayd xaley.

Diyaaradaha dowlada Kenya ayaa shaley duqeymo la beegsaday shaley, deegaankaasi iyadoo dhawaqa madaafiicda ka soo dhacay diyaaradahasi laga maqlay ilaa 200km.

Maaha markii ugu horeysay ee diyaarado ay duqeymo ka geestaan deegaamo ka tirsan jubooyinka halkaasoo dad rayid ah ku geeriyoodeen.

Www.hobyonet.com

Recent Comments

    Comments are closed