Raashka oo malaayiin doolar ugu deeqaya somalia
Mosco-hobyonet)Wasiirka arimaha dibadda dalka Raashka Sergei Lavrov ayaa sheegay in dowladdiisa 2 million oo doolarka mareekanka ah ay ugu deeqeyso sanduuqa midowga africa inta lagu guda jiro sanadkaan si ay wax uga tarto dhibaatooyinka amaanka somalia
Lavrov ayaa hadalkaan kasheegay hadal uu kajeediyay munaasabad kadheceysay magaalada moosko oo loogu magac daray maalintaAfrica
Isagoo sheegay in ay dhaqaalhaasi qayb weyn kanoqondoonto dar dar galinta xasilini kusoo celintasomaliaee ay horboodayaan sida hadlka udhiga ciidanka midowgaAfrica
Lavrov ayaa intaasi kudaray in muhiimad gaara aysiin doonaan Dowladaha dhaco qaaradda Africo gaar ahaansomaliaoo ladaala dheceysa dhibaatooyin kala duwan oo amaanka iyo macluusha ay ugu horeyso
.



Recent Comments