|

Diyaargarowga soo dhawaynta Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Maxmuud Cabdi Cilmi (Timakalajeex) oo laga dareemayo Gaalkacyo

10 May,2012
Gaalkacyo-hobyonet)Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa Maanta laga daremayaa Diyaargarowga Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Maxmuud Cabdi Cilmi (Timakalajeex) oo Saacadaha soo socda ku soo wajahan Magalaada Gaalkacyo,wuxuuna ka soo kicitimayaa Magaalada Nayrobi halkaas oo uu kulamo kula lahaa Jaaliyadda Galmudug ee Dalka Kenya.

Culama’udiinka Galmudug ayaa ka kujira qaban qaabada soo dhawaynta Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Maxmuud Cabdi Cilmi,waxaana sidoo kale diyaargarow kawada Magaalada Gaalkacyo boqolaal Dad ah oo hataan ku siijeeda Garoonka Diyaaradaha ee Magalaada Gaalkacyo.

Maxmuud Cabdi Cilmi (Timakalajeex) oo ka mid ah Aqoonyahanada Galmudug ayaa dhawaan isku soo sharaxay Madaxweynaha Galmudug,wuxuuna balan qaaday inuu wax weyn ka badali doono Mamaulka galmudug hadii la doorto.

Soo dhawaynta Musharaxa wixii ku soo kordha kala soco Hobyonet.com

Www.hobyonet.com

Apply to be a Chitika Publisher!

Comments are closed