|

Madaxweenihii hore ee dalka Masar oo caafimaadkiisa laga deyrinayo

Qaahira-hobyonet)Sida ay shegayso warbahinta dalka maser madax weynihii hore ee dalka maser maxamed xusni mubarak ayaa laga dayrinayaa xaladihiisa caafimad isagoona lashegayo inuu kujiro xalad ad halis u ah.

Maxamed xusni mubarak madax weynihii hore ee dalka Masar oo bilihii ugu dambeyay xanuun sanaa ayaa kujiray isbital ay leyihiin ciidamada milaragiga dalka Masar oo kuyaala magalada qahira ee xarunta dalka Masar isagoona loo haystay inuu gaystay dambiyo kadhana shacabka Masarida ee kunool dalkasi.

Mid kami kamida xasaska madax weynihii hore ee dalka Masar Suuzana thabit oo uwaramaysay wargeyska sharqul owsad ayaa shegtay in xalka madax weyne xusni mubarak aysan hada waxba kasheegi Karin hase ahaatee uu geeri qarka usaran yahay.

Apply to be a Chitika Publisher!

Comments are closed