|

Kulan Lagu Tagerayay Go,aankii Maxkamada Sare ee Galmudug oo Galkacyo lagu qabtay+Sawiro

 

 Galkacyo/Hobyonet)

kulan ay manta ku yeesheen Magalad Galkayo ee xaruunta gobolka Mudug masuuliyiinta maamulka Galmudug iyo bulshad qeybaheeda kala duwan ayaa lagu taageeray gon aankii maxkamad sare ee galmudug oo ahaa in doorshad Galmudug ay dhaceyso 1da Augosto ee soosocta.

ugu horeen waxaa madasha kahadlsy Wasiirka is kaashiga iyo xiriirka Caalamka Galmudug Max’ed Cali Nur Xaaji oo shegay in Galmudug ay ka mi tahay Sixixayaasha Road mapka loona Baahanyahay in ay qaado talaabo muhiim ah ayna ka gudbaan qilaafyadda yar yar wxuuna sidoo kale sheegay in ay taagersanyihiin go,aankii Maxkamadda Sare ee Galmudug ayna fikirkaas ku raacsanyihiin garsoorka .

Sidookale waxaa isna Kulanka ka hadlay wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Amniga Galmudug Axmed Max’ed Xasan Baasto oo sheegay in ay Galmudug ka hormartay xiligii ay Shaqsiyaad danahooda ku fushan jireen balse hada ay shacabka Galmudug ay fahmeen danahooda ayuu yiri Axmed Baasto

-

waxaa isna Hadal kooban Kulanka Ka yiri Afayeenka Odayaasha Dhaqanka Galmudug Yaasiin Mux’ed Gaani oo sheegay in ay ka go,antahay Qabashada Doorashada in aysan dhaafi doonin 1da Augsto eee Sanadkan anaan loo dul qaadan doonin dib u dhac ku yimaada iyo is qaqabsi danbe ee ragaadiya hanaanka galmudg .

 

kulanka Maanta ay yeesheen Qaybahan kala duwan ayaa ku soo aadaya xili ay soo kordhayan qilaafka iyo is qaqabsiga ku aadan xiliga Doorashada galmudug laqabano balse inta badan Bulshadu ay qaban in la qabto Augsto inkasto ay masuulinta Galmudug Qarkood ka biyadidanyihiin arinkaas hadana waxaa jira Masuulin kale oo xal u arka in la qabto Doorashada lagana gudbo xiliga kala guurka

Apply to be a Chitika Publisher!

1 Comment for “Kulan Lagu Tagerayay Go,aankii Maxkamada Sare ee Galmudug oo Galkacyo lagu qabtay+Sawiro”

  1. jfjjg

Comments are closed