|

Shirkadda Dahabshiil Oo deeq Xoola noola Gaarsiisay Qar Ka mida Isbitaalada Soomaliya

 

Galkacyo/Hobyonet)Hosbitaalka Gaalkacyo Galmudug State ayaa shirkada Dahabshiir Group waxa ay manta Gaarsiisey Deeq xoolo nool ah xoolaha oo loogu talagaya in loo qalo dadka masaakiinta ah ee ku jira hospitalka ayaa waxaa dahabshiil Group ka Gudoomay Maamulka Hospitalka Galkacyo Galmudug state

Dahabshiil Grour waxa ay ugu talo gashay in 500 oo neef ay gaarsiiso Dadka masaakiinta ah ee jiifa ku dhawaad 20 hospital oo ku yaala magaalo ugu waaweyn dhulak Soomalida Deeqdaan maataba waxa ay gaartey magaalooyin ay kamid yihiin Hargaysa.Barbar.Boorama.Gabiley .Buuhoodle.Laascaanood .Ciirigaabo.Burco. Boosaaso. Baldweyne. Muqdisho.Marka.Jowhar.Garowe. Baydhabo. Xudur Kismaayo.Bu.aale.Galkacyo iyo Garbohaarey.

Deeqda Dahabshiil Maanta ay Gaarsiisey Galkacyo Hosbitaal oo gaareysey 10 neef oo Ari ah waxa ay noqonaysaa markii ugu Horeysey oo Deeq caynkaan oo kala ah ay gaarsiiso Hospitaalada ku yaala Gaalkacyo

Apply to be a Chitika Publisher!

Comments are closed