|

Xidigahan ka ciyaara Premier League keebaa ku guuleysan doona golden Boot +

Sports-hobyonet) Iyadoo 18-ka bishan Ogost oo si rasmi ah u bilaaban doono horyaaalka England ee Premier League ayaa kooxaha  qaar waxay heystaan hogaamiyayaal dhinaca dhalinta goolasha qatar ku ah, waxaana kooxahaasi ka mid ah, labada Manchester,Arsenal,Liverpool,Tottenhum.Chelsea iyo New Castle oo iyana heysata dhaliyayaal shar dhigi kara.

Ciyaaryahanada sawiradooda hoos ku daabacan ee 10-ah oo ay ku jiraan Roben Van persia,Wayne Rooney,Kun Aguero, Torres,Cise xitaa Palotelli midkee baa ku guuleysan kara Golden Boot 2012/03.

1-Sergio Aguero

2-Wayne Rooney

3-R.Van persia

4-Fernando Torres

5-Luis Suares

6-Papis Cisse

7-Mario Poletteli

 

8-Emanuell Edapayor

 

9-Daren Bent

 

10-Nicija Jelevic

Apply to be a Chitika Publisher!

Comments are closed