DHAGAYSO DOOD QAYBTA 1AAD EE DOOD DHEXMARTAY AQOONYAHNO GALMUDUG KU SUGAN

DHAGAYSO DOOD QAYBTA 1AAD EE DOOD DHEXMARTAY AQOONYAHNO GALMUDUG KU SUGANn
Doodaan ayaa waxay dhexmartay Qar kamida Asaasayashii Galmudug iyo Aqonyahanada Galmudug
1. Pro:jeemis
2.Saadaq Daahir Mire
3.C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor
4.Maxmed Cali Nur Xaaji
5.Cumar Cali Wehliye
doodan ayaa haayd mid lagu falanqaynayay habka horumarinta Galmudug iyo Doorka ay ku leeyihiin Aqoonyahanadu waxaana Doodan Siwadajir ah u soo qaban qaabiyay Radiocodkamudug iyo Xafiiska Wararka ee Shabakadda Hobyonet.com
By:Cali Maalin Nur
Cmaalin17@gmail.com 25290647333
Hobyonet.com-Galkacyo



Recent Comments