|

Barlamanka Galmudug oo maanta ka Dooday Xeerka Gobalada iyo Dagmoyinka Galmudug lagu ansixinayo

 Kulan ay Maanta ku Yeshen Magalada Galkacyo Barlamanka Dawlad Gobaledka Galmdug Aya Waxa ay ka Doodeen xerka Gobalada iyo Dagmooyinka Galmudug lagu ansixinayo Waxana Kulankaasi Koob  joog ahaa Gudoomiye ku Xigenka 1aad ee Barlamanka Galmudug  Maxamad C/ruush iyo  Xibnaha Barlamanka Dawlad Gobaledka Galmudug .

Kulanka Marka uu soo Gaban Gaboobay aya Saxafada Waxa uga Warbixiyay Madaxwayne ku xigenka Galmudug c/samad nuur Gulled iyo Gudoomiye ku xigenka 1aad ee Barlamanka Maxamad c/ ruush .

sikastaba ha ahatee Barlamanka Galmudug aya la filaya in ay ansixiyaan Xerka Gobalad iyo dagmoyinka Galmudug

W/Cali Maalin Nuur/Cmaalin@gmail.com

Apply to be a Chitika Publisher!

Comments are closed