|

Balka iyo Cowska Beeraha Galmudug oo Xiliga jiidaalka Qiimihiisu sare u kaco

 

Deegaanada Wisil,Xero-Dhagaxley,Gawaan ,Bacaadweyne, iyo deegaano kale oo Galmudug ka tirsan ayaa waxaa sarakac ku yimaadaa Cowska iyo balka beerahaas xiliga jiidaalka ah

 Xiliga Jiidaalka ayaa balka iyo cowska ka baxa Beeraha waxaa lasiiyaa xoolaha doonka ah ama aan gaarin meelaha Daaqa leh xoolaha lasiiyo balka oo ah kuwo aan xerada dhaafin iyo kuwo lamaalo oo qoobka xirka ah waxaa loo gadaa Bal iyo Cows waxaana Goobtii lakala siistaa Xiliga Jiidaalka ah ama Xiligaan oo kale 340.000 kun Sh.Goobtii ama inta Ratiga Saaran

Cowska iyo Balka oo ka baxa beeraha Deegaanada aan soo xusnaya waxaa ay kaalmo iyo talooyin waxgal ah ka helaan Haya,adda ICRC oo Beeraleyda ka caawisi Abuurka,matoorada waraabiya beeraha iyo qalabka lagu falo beeraha waxaana dadka beeralayda ah laga dareemayaa Niyad wanaagsan oo ay u hayaan Tabaca Beerahooda 

Comments are closed