|

Wadooyinka Galkacyo oo Nadaafadooda laga deyrinayo

Wadooyinka iyo luuqyada Magaalada Gaalkacyo oo uu buuxdhaafiyey qashin lagasoo fageeyey suuqyada iyo maqaayadaha magaalada Gaalkacyo qashinka oo ku cabaysan Jawaano ayaa umuuqda mid Hore iyo mid cusub oo dhawaan lagu soo fogeeyey wadooyinka iyo luuqyada magaalada,

 Qashinka ayaa waxaa lasoo dhigaa goobahaan xiliga habeenkii  marka uu yaraado isku socodka Dadka iyo Gaadiidka Magaalada waxaana subaxdii dadku kuwaabareestaan qashinka oo jawaano latiirsan luuqyada iyo wadooyinka magaalada

 Qashinkaan dhooban wadooyinka magaalada waxaa uu ku soo aadayaa xili Dowlada Hoose Galmudug ay san wadin wax dhaqdhaqaaq ah oo deegaanka loogu adeegayo

Iyadoo mararka Qaar ladareemo Haya.addo dhowr ah oo Qaada inyar oo qashinka kamid ah Sawirana isaga qaada xiligaas yar ee ay wadaan shaqada kooban

 

 

Apply to be a Chitika Publisher!

Comments are closed