Wasiirka Caafimaad Galmudug oo maanta Tababar u Soo Xirey 22shaqale Caafimad oo Deegaanada Galmudug ka kalayimid

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Galmudug C/laahi Xasan Cilmi (Dr Jeemis) oo maanta 22 shaqaale Caafimaad loo tababarey u soo xiray tababar oga soconayey mudo 7maamood ah Hotelka Basso Plaza ee magaalada Gaalkacyo Galmudug State

Shaqaalahaan Caafimaad oo ka kalayimid 20 tuulo oo uu maamulo Maamulka Galmudug ayaa waxaa Fulinayey Haya,adda Cesve oo Gacan kahelaysa Haya.adda UNICEF Tababarka ayaa waxaa gabagabadii manta soo xiray wasiirka Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo uga mahad celiyey Haya.addaha Cesvi iyo Unicef oo howshaan muddo ku howlanaa kor u qaadida Aqoonta shaqaalahaan Caafimaadka sidookale wasiirku waxa uu aad ula dardaarmay Shaqaalaha Waxlabaray ee ka faa’ideystey Tababarkaan in ay dadka kula laabtaan oo ugu shaqeeyaan sida waxloobaray Maadaama la isugu daray Tababar Qalab iyo Dawo

Maahan markii ugu horeysan oo haya,adda Cesvi ay tababar Nuucaan oo kala ah ka fuliso deegaanada Galmudug




Recent Comments