DEG.DEG .Wariye Axmed Max’ed (Taajir) oo ku Geeriyooday Magaalada Isiyeelow

Allaha u naxariistee waxaa ku geeriyooday magaalada Isiyeelo weriye Axmed Maxamed (Taajir) oo ka soo shaqeeyey idaacadaha Kenya iyo Bbcda oo in mudo ah uu ka shaqaynayay wariyaha ayaa ka mid ahaa wariyaashii Bbcda kuwoodii ugu caansanaa.
Weriye Axmed Maxamed (Axmed Taajir) ayaa la sheegay in ay da’adiisu ahayd 72jir waxana uu u dhintey xanuun hayay muddo. Allaha u naxariistee Axmed Maxamed waxa uu ku soo biirey saxaafada sanadkii 1964tii radio Kenya,
Waxana uu Axmed Tajir soo saari jirey barnaamijyo ay dhalinyarada dhagaysata ay aad u jeclaayeen oo la oran jirey Tim Time. Sidoo kale Axmed Taajir ayaa waxaa uu caan ku ahaa cod gaar ah o ouu lahaa oo ay dhagaystaasha jeclaan jireen.
Allaha u naxariistee marxuum Axmd Maxamed Axmed ayaa lagu wadaa in lagu aaso magaalada uu ku dhshay ee Isielow oo uu ku noolaa sanooyinkii la soo dhaafay
Wwwhobyonet.com



Recent Comments