|

MADAXADA,TABABARAYAASHA IYO CIYAARTOYDA NAADIGA MUQDISHU OO TACSI DIRAYA

Jedah-hobyonet)DHAMAAN BAHDA SPORTIGA EE HOOS KU QORAN WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN DHAMAAN UMMADDA SOOMAALIYEED,BAHDA ISBOORTIGA IYO QOYSKII UU KA GEERIYOODAY MARXUUM SHARIIF CALI CAWAD OO KU MAGAC DHEERAA SHARIIFOW KANA MID AHAA KOOXDA KUBADDA CAGTA EE NAADIGA MUQDISHU IYO XULKA QARANKA WAXAANA AAN EEBE UGA BARYEYNAA IN UU JANADIISII FARDAWSA AHEYD KA WARAABIYO QOYSKII UU KA GEERIYOODAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO,WAXAANA UU GEERIYOODAY TAARIKHDU MARKEY AHEYD NOV 10,2012 ISAGOO KU GEERIYOODAY DALKA SACUUDI CARAABIYA,AMIIN.

1)Xildhibaan Xasan Abshir Faarax
2)Mudane xasan Jilicow Maslax
3)Islaow Maxamed Malaaq
4)Dr. Cali Cusmaan Cali
5)Cumar Cusmaan Waasughe(Cumar Ringo)
6)Saciido Nuur Abukar(Saciido Wariiri)
7)Tababare Cabdi Faarax Geele
8)Tababare Cawil Maxamed
9)Tababare Maxamed farayare
10)Cali Baashi
11)Maxamed Muslimiin
12)Sucaado Diiriye
13)Luul Cusmaan Sabrie
14)Isaaq Dheere
15)Cabdicasiis Axmed Mahdi
16)Abukar Axmed maxamed(Abukar Shiino)
17)Axmadey Baaldi
18)Maxamed Cusmaan Loolow
19)Axmed Cabaas Busuri
20)Daahir Cusmaan(Daahir Gacamey)
21)Zakariya Baliile
22)Cabdi Cali warsame
23)Cabdulqaadir Khalif Xirsi(Biini)
24)Cumar Cadde
25)xasan Abati Abanuur
26)Nuur suufi Amac(Nuur Gaab)

WWW.HOBYONET.COM

Recent Comments

    Comments are closed