|

(Dhagayso)Wasiirka Kaluumaysiga iyo Qayraadka Badda oo Booqdey Xafiiska Haya’adda I.C.R.C Gobolka mudug

Wasiirka oo Booqdey Xafiiska haya’addu ay ku leedaha magaalada Gaalkacyo ayaa madaxa  haya’ada icrc  C/Nuur Max’ed Hirsi kala hadlay  arimo badan oo dhamaantood ku qotomoy kordhinta waxa qabadka Bulshada Galmudug  ay u hayso haya’adda  icrc  waxaana wasiir ku  Gabagabadii Booqashadiisa  kadib lahad lay warbaahinta  isagoo u sheegey in Icrcdu ay shacabka galmudug kamudantahay mahadcelin balaaran  madaama uu sheegay wasiirku  in uu indhihiisa ku soo arkay wax qabadka balaaran ee ay icrc ka qabatay Gobolo badan oo wasiirku uu  utagay dhismaha maamulka goboladaas .

Waxaa sidoo kale uu sheegy wasiirku in hay’addu ay ka balan qaadey  wax ka qabashada dhanka kaluumaysiga iyo Beeraha wuxuuna  xusey in uu ka codsadey ICRC da  wax ka  dhanka xanaanada xoolaha  maadaama Galmudug

DHAGAYSO WAREYSIGA WASIIRKA

Comments are closed