|

Dhalinyaro Hubayso oo Jidgooyo u dhigtey Gaadiid macaawino usidey Gobolada dhexe

Macaawinaad oo Gobolada dhexe ay u dirty Haya’adda Icrc ayaa waxaa jidka ugalay Dhaliyo Deegaana Galmudug ka soo jeeda oo sheegay in ay baahi farabadan uqabaan raashinka macaawinada ah ee u raran Gobolada dhexe .

In kastoo Gaadiidku uu modo saacado ah xayirnaa hadana majirto waxa gacan kahadlad ah oo dhalinyaradaasi ay ugeysteen Gaadiidka iyo wixii saarnaa

Maamulka Galmudug oo aan wax ka weydiiney sababta dhabta ah ee ka danbaysa in jidka loogalo Deeqda ka timid Bulshada Caalamka ee loo sido  Dadka ku tabaalaysan Soomaaliya waxayna kaga jawaabeen arintaas in ay Gaf ku tahay Galmudug Iyo Bushadeedaba islamrkaana ay Howsha xaliyeen oo la siidaayey Gawaaridaas Balse ay iska cadahay in dhalinta Galmudug iyo Kuwa Soomaaliyaba ay aad u baanyihiin Soomaaliyana aan waayadan loo gabarn in ay wada qaybsato waxyar Balse baahidu ku kalifto in ay kalaboobto. Sidaa waxaa Yiri Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Uweys Cali Siciid

Madaxa Haya’adda Icrc ee Gobolka oo aan wax ka weydiiney arintaa waa uu ka Gaabsadey  Bale ilo ku dhow  dhow arimaha Icrcda ee waddo marsiinta Deeqaha kaladuwan ayaa sheegaya in ay dhib faro badan ku qabto xiliga waddo marsiinta Raashimada iyo kaalmaha kal duwan ee soomaaliya dhexmara iyadoo uu Nala soo xiriirey 2habeen kahor Darawal Wade ka ahaa Gaari Daawo ku rarnaa oo Icrc ay u dirty Isbitalka Degmada Cadaado oo Xiligaas ku xayirnaa meel aan sidaas uga fogeyn meesha hada lagu Xayirey gaadiidkaan balse markii danbe lasiidaayey isga oo bad qaba Taasina waxa ay Icrcda madaxde Gudaha iyo Dibadaba ku haysaa walwal iyo Dib u dhac ku yimaado Kaalo Amarjanse ah

Recent Comments

    Comments are closed