|

Ogaysiis ogaysiis Ogaysiis Furitanka Xarunta Madaxtooyada Galmudug

Waxaa  dhamaan bulshada Galmudug la ogaysiinayaa in  Xariga Laga jari doono xarunta Cusub ee Madaxtooyada Galmudug

Maalinta Birito ah insha alaah 12ka saac 12ka daqiiqo 12ka December  sanada  2012ka

ka soo qayb gal wacan

sidoo kale waxaad xaflada Firitaanka Si toosa Ugala Socon kartaan

Www.Hobyonet.com    

hadaa Doonayso in aad ka qay qadato xaflada naga soo Xirirr

Email:Cmaalin17@gmail   ama Tell:25290647333

 

Comments are closed