Daawo Sawirada Munaasabadii Furitanka Qasriga Galmudug ee 12.Y.12.D.12.H.12.Min.12.Sec

Waxaa Halkaa ka Daawan Kartaan dhamaan Aqristayaasha sharafta leh ku xiran Hobyonet.com Qaabka ay Xaflada furitaanku u dhacday iyo Sida Jawigu ahaa adoo ka Tusaale qaadanaya Sawirada iyo Madasha qaabka ay u habaysnayd .waxaana Intii Munaasabadu Socotay Si Toosa uga qayb qaadanayay Qurbajoogta Galmudug ee Wadamadda UK,NORWEY,USA iyo dhamaan Jaaliyada Galmudug ee Dalka Dibadiisa ku dhaqan oo si toosa ula Socday hadba meesha ay Marayso Xafladu waxayna qarkood oo Fikirkooda u soo gudbiyay Hobyonet.com ku aadan sida ay u arkaan Hirgalin Xarun Madaxtooyo Cusub aya sheegen in ay tahay guul u soo hoyatay Galmudug iyo Shacabkeeda waxayna Daqiiqad daqiiqad u soo dirayeen Hambalyo iyo soo dhawayn waxaa kaloo Xusid Mudan in Gabdhaha jaalidda Galmudug ee UK ay si toosa ugu xirnayen intii Munasabadu Socotay
Gabdhaha Galmudug ee UK ee Fikirkoda soo gudbiyay waxaa ka mid ahaa
Fartuun Siciid
Ubax iyo gabdho kale oo aad u farbadnaa Balse aysan noo suura galin in aan magacyadooda soo gudbino dhanka kale
jaaliyadda USA ee Galmudug waxay qayb ka ahyen Munaasabada.
RAALI GALIN AQRISTA YAASHENA EE KU AADAN DAAHITANKA SAWIRADA SABAB DHANKA NETKA AH
DAAWO SAWIRADA





SHABAKADDA WARBAAHINTA HOBYONET.COM MADAXDEEDA IYO WARIYAAYASHEDA WAXAY U MAHADCELINAYAN CELINAYAAN DHAMAAN DADKII FIKIRADA WANAAGSAN SOO GUDBIYAY
KALA SOO XIRIIR HOBYONET.COM HADII WAX FIKIR AMA SU,AAL AD HAYSO
FIFATIRAHA GUUD EE Www.hobyonet.com CALI MAALIN TELL:25290647333 ama 252678647333
Wararka Galmudug Kala Soco Hobyonet.com Websiyada kale ee Www.buraannews.com iyo Websiyada Daabaca Wararka Galmudug



Recent Comments