GALKACYO-: Madaxweyne Qaybdiid Oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorshaynta Iyo Xiriirka Caalamka Galmudug
GALKACYO/HOBYONET)Wareegto Ka Soo Baxday xafiiska madaxweynaha ayuu ku Magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasarada Qorshaynta Iyo Xiriirka Caalamka wuxuuna madaxweyne Qaybdiid Si isdaba jooga u wadaa qorshe uu Ku dhamaytirayo Xubnaha Shaqaalaha Dowlada Galmudug.
Halkaan ka aqri Wareegtada Magacaabista Agaasimaha Guud ee Wasarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamka Galmudug
HOYGA WARARKA GALMUDUG IYO CAALAMKA HOBYONET.COM
KALA XIRIIR
TIFATIRAHA GUUD EE Www.Hobyonet.com
CALI MAALIN NUR
Tell:25290647333




Recent Comments