DHAGAYSO:Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug C/samad Nuur Guuleed Oo Ka Warbixiyay Kulamadii ay Madaxda Dowlada Muqdisho Kula Qaateen(COD)
Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug C/samad Nuur Guuleed Ayaa Ka Warbixiyay Kulamo ay La Qaateen Madaxda Dowlada Federalka Soomaliya iyo Aqoonsiga Galmudug ay Siisay Dowlada Soomaliya,Kadib Markii Wafdi uu hogaaminayay Oo Muqdisho ku Sugnaa Modo ay Maanta Galkacyo Dib ugu Soo Laabteen.C/samad Nuur Guuleed Oo Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qaybdiid iyo Boqolaalkii Dadweynaha ahaa ee Soo Dhaweeyay ka hor Aqriyay Waxyaabihii u Qabsoomay iyo Wixii ay Ka wada hadleen Madaxdii ay La kulmeen waakan Isagoo Sharaxaya Dhagayso
HALKAAN KA DHAGAYSO CODKA MADAXWEYNE KU XIGEENKA GALMUDUG CABDI SAMAD NUUR GUULEED
DHAGAYSO.CODKA C.SAMAD NUUR GUULEED
HOYGA WARARKA GALMUDUG IYO CAALAMKA WWW.HOBYONET.COM
KALA XIRIIR
TIFATIRAHA GUUD HOBYONET.COM
CALI MAALIN NUUR
Tell.25290647333




Recent Comments