NAIROBI -:Madaxweynaha Galmudug State Jen, Cabdi Xasan Cawale Qaybdid iyo Wafti uu Hugaminayo Oo Magalada Nairobi Gaaray
(NAIROBI-HOBYONET)Madaxweynaha iyo Waftiga uu hugaminayo ayaa Madarka Diyaradaha Jamo Kenyata kasoo dagay ayagoo kasoo kicitimay magalada Galkacyo ee Xarunta u ah Galmudug Halkaa Oo Ay Kaga Soo Baqooleen Safar aan Horay loo Shaacin Balse warar Hoose oo Hobyonet.com Helayso ayaa Sheegaya in Socdaalka Madaxweyne Qaybdiid Ku Qotomo Sidii Uu kulamo Ula Qaadan Lahaa Madaxda UNka Kadib aqoonsigii ay Dowlada FD.Soomaliya ku Go,aamisay in uu Yahay Madaxweynaha Rasmiga Ah ee Galmudug,
Waftiga ayaa waxa garoonka kusugayay Dadweyne aad ubadan Iyo Masuuliyin Ka tirsan Galmudug Oo Horay ugu Sugnaa Kenya kuwaas oo Si Weyn ugu soo dhaweeyay Madaxwynaha Magaalada Nairobi ee caasimada Wadanka Kenya
Madaxweyne Jen, Cabdi Qaybdiid iyo waftiga uu horkacyo ayaa waxa ay jaliyada Galmudug ee East Africa ay kala kulmen soodhaweyn aad ubalaran kadib Kolkii ay Gaareen Xarun horay loogu Diyaarshay,
Madaxweynaha aya saxafada kula hadlay garonka waxana uu umadceshay Dadweynihiisoodhaweyay waxana uusheegayinay magalada Nairobishirar kula qadandoonan madaxda Caalamka iyo Jaaliyada East Africa ee Ku Nool Kenya.
dhawan ayay ahayd markii Muran dheer oo kusalaysnaa cida madaxda ka ah Galmudug lasoo afjaray Taa oo Dowlada Somaliyana ay Digreeto kasoosatay in uu Madaxweynaha Sharciga ee Galmudug yahay Jen, Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid iyadoo Wararku Tibaaxayaan in ay Jen.Qaybdiid fursad u tahay Talaabada ay Dowlada Soomaliya Qaaday.
ISHA WARARKA WWW.HOBYONET.COM
KALA XIRIIR
TIFATIRAHA GUUD EE WWW.HOBYONET.COM
Tell:25290647333




Recent Comments