OGAYSIIS MUHIIM AH:Shir Ka Dhacaya SWEDEN
Ogaysiis Muhiim ah
- Waxaa shir iskugu imaanaaya Jaaliyada Galmudug ee Swend,Shirka waxa uu dhacayaa Maalinka Jimcaha 15ka bisha saacadu waa 17:00 ( Shanta Galabnimo).Goobta shirka waa Jubba Restaurant. Adresska waa Helsinforsgatan 2.Tunnebannaha Akalla Station Blå linje.
- Ujeedada shirka waa: Is xog waraysi ku saabsan xaaladii ugu danbeeyaya Galmudug State iyo casumaad uu ku imaanaayo Stockholm Xiriiriyaha Guud ee Hayada GADA,Galmudug Mudane Mursal Xaashi Shirwac.
- Telefoonada Qabn qaabiyaasha Shirka waa, +46-739366933,+46-735804527
Wada shaqeyn wacan
Waa bilaahi Towfiiq.
ISHA WARARKA WWW.HOBYONET.COM
KALA XIRIIR
TIFATIRAHA GUUD EE WWW.HOBYONET.COM
CALI MAALIN NUUR
Tell:25290647333




Recent Comments