Doorashada Duqa Degmada Galkacyo Galmudug Oo Hada Ka Socota Hotelka Embassy ee K/magaalada Galkacyo
waxaa hada Hotelka Embassy ee K/magaalada Galkacyo Ka soconaya Xaflad weyn oo lagu dooranayo duqa degmada taa oo hada si habsami leh u socota waxaana Munaasabada Doorashada Goob jog ka ah Qar Ka Tirsan Madaxda Dowlada, Garsoorka,iyo Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan Tartanka oo Goor dhow Bilaabanaya ayaa waxaa Musharixiinta u taagan Qabashada Xilka laga Codsaday in ay ku qancaan natijada ka soo baxda.
wararka dorashada oo dhamaystiran iyo hadba meesha ay marayso wararkena kala soco
KALA XIRIIR
TIFATIRAHA GUUD EE WEBKA
CALI MAALIN NUUR




Recent Comments