GALKACYO-:Golaha Wakiilada Galmudug Oo Fasaxgalay Iyo Kal Fadhiyadoodii Oo Xirmay
(GALKACYO-HOBYONET)Waxaa Kulan Albaabadu U Xiranyihiin Xarunta Madaxtooyada Galmudug Ku yeeshay Golaha Baarlamaanka Galmudug iyo Madaxweyne Cabdi Qaybdiid.
Kulanka Oo Socoday Saacado ayaa Markuu soo idlaaday waxa Saxaafada Uga warbixiyay Madaxweynaha Iyo Godoomiyaha Baarlamaanka Galmudug,iyagoo Shir Jaraaid oo si wada jira u qabteen ku shegeen in kal Fadhiyadii mudanayaasha Galmudug uu Xirmay Isla Markaana ay Baarlamaanku Fasaxyihiin Mudo Labo Bilood ah .
Waxay Kalo Labada Masuul Hadalkoda Ku xuseen In Mudada Baarlamaanku Fasaxa Ku jiro ay Sii shaqayn Doonaan Gudi Joogta kuwaa oo Si Kumeel gaara U sii wadaya Shaqada Balse Kadib ay Golaha Wakiiladu La Xisaabtami doonan Gudaya.
Waa fasaxii ugu horeeyayb ee ay Galaan Golaha Baarlamanka Galmudug Tan iyo Mudadii Lixda Bilood ahayd ee ay Shaqaynayeen
ISHA WARARKA WWW.HOBYONET.COM
KALA XIRIIR
TELL:25290647333




Recent Comments