|

Gaadiidlayda oo ka cabanaya isbaarooyin yaala in udhaxeysa Galkacyo iyo Galinsoor

baabur

Isbaarooyinkaan ayaa waxa ay uyaalaan kooxo maleeshiyaad ah oo aan Cidna ka amarqaadan

Darawalada Gaadiidka ee isticmaala wadadaasi ayaa walaac xoogan ka muujinaya dhac iyo falal lid ku ah amaanka oo ay kula kacayaan maleeshiyada ay utaalo isbaarooyinka

Wasaarada Amniga Galmudug iyo Taliska Ciidanka Boliska ayaan ilaa iyo hada wax ka qaban arintaan

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

Cmaalin17@gmail.com

Axmed Qaliif Geedi

www.hobyonet.com

 Axmedqaliif33@gmail.com

Office Galkacyo

+25290649135

Recent Comments

    Comments are closed