|

HOBYO-:Madaxda Maamulka Galmudug ee Gobalka Hobyo Iyo Ganacsatada Oo Kulan Yeeshay

 

DOWLAD

(HOBYO-HOBYONET0 waxaa Kulan Xasaasi ah Ku yeshay Magaalada Hobyo ee Xarunta Gobalka Hobyo Qaar ka mida Masuuliyinta Maamulka Gobalka ,Wasiiro, Agaasimayaal iyo Ganacsatada Gobalka waxaana Kulanka Shir Gudoon u ahaa  Wasiirka kulumaysiga iyo qeeraadka badda C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor halka ay sidoo kale goob jog ka ahyeen  Agaasimaha wasaarada maaliyada dowlada Gobaled Galmudug Bile diini cali iyo Gudoomiyaha Gobalka Hobyo Cali Cali ducaale kaahiye Ayaa maanta shir iskugu yeeray Ganacsatada Iyo kulumaysatada Galmumug e Gobalka Hobyo ayadoona shirkaa looga hadlayay habka canshuu Qaadista Gobalka Hobyo waxayna Ganacstada Iyo Madaxda Maamulku  isku afgarteen  In la Sameeyo Canshuur Qaadis .waxaana arinkaa Si weyn u soo Dhaweyay Dadka Deegaanka Iyo Ganacsatada Ka shaqaysataa Gobalka Kuwaa oo isugu jira Kaluumaysato iyo Qaar ka Ganacsatada Qaybaha Kale ee Ganacsi

 

WAXAA IDIN SO DIYAARSHAY

C/NAASIR MAX’ED (GALOOF)

XAFIISKA MAGAALADA HOBYO

EE WWW.HOBYONET.COM

KALA XIRIIR

EMAIL.GALOOF2000@HOTMAIL.COM

Recent Comments

    Comments are closed