Jaaliyada Galmudug ee Dalka Netherland oo Deeq Lacag ah gaar siiyay Caruur Agoon ah ku nool Galkacyo iyo Bandiiradley
Deeqdaan ah lacag dhan 1,000 doolar ayaa waxa lagaar siiyay Caruur farabadan oo agoon ah kuwaasi oo ku kala nool magaalooyinka Galkacyo Bandiiraley
Deeqdaan oo ay soo dhiibeen Jaaliyada GalmudugĀ ee Dalka Netherland ayaa waxaa Caruurta Agoonta ah loo soomarsiiyay Maamulka iskuulka al.sha.ab ee magaalada Galkacyo
Axmed Qaliif Geedi
Axmedqaliif33@gmail.com
Office Galkacyo










Recent Comments