|

Deg Deg:-Dhagayso_ Wafdi Ay Hogaamineyso Xildhibaanad Ubax Tahliil Warsame Oo Goor Dhow Gaaray Degmada Ceelguula

1 (9)

Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame iyo Mas,uuliyiin Ka Tirsan Galmudug oo Socdaal Ku Qotama Ukuur Galida Xaaladaha Nololeed Ee Dadka Kunool  Galmudug Ay Ku Marayaan Degaanada Galmudug Ayaa Goordhow Gaaray Degmada Ceelguula

Wafdiga Ayaa Waxaa Degmada Kusoo Dhaweeyay Maamulka Degmada iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Degmada Ceelguula

Gudoomiyaha Ceelguula Cali Baashi oo Ugu Horeen Ka Hadlay Madasha Soo Dhaweenta Wafdiga Xildhibaanad Ubax Tahliil Warsame Ayaa Ka Hadlay Baahiyaha Dhanka Nolosha Ee Ka Jirta Degmada

Sidoo Kale Xildhibaanad Ubax Tahliil oo Hadal Jeedisay Ayaa Ka Hadashay Socdaalka Ay Ku Timid Ceelguula

Halkaan Ka Dhagayso Codadka Soo Dhaweenta

 


XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed