|

Dhagayso:-Gudiga Maamul Usameenta Gobolada Mudug iyo Galguduud oo Sheegay Inay u Cadaalad Fali Doonaan Beelaha Daga Gobolada Mudug iyo Galguduud

gobolada Dhexe

Xareed Cali Xareed Wasiirka Kheyraadka GalmudugĀ  kana Mid Ah Gudiga Maamul Usameenta Gobolada Mudug iyo Galguduud oo Waraysi Gaar Ah Siiyay Idaacada Codkamudug Kana Hadlay Arimaha Maamul Usameenta Gobolada Mudug iyo Galguduud Ayaa Sheegay in Ay U Cadaalad Fali Doonaan Beelaha Daga Gobolada Mudug iyo Galguduud Ee Maamulka Loo Sameenayo

Halkaan Ka Dhagayso Waraysiga Wasiirka

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed