|

Dhagayso:-Xildhibaanad Ubax Tahliil iyo Wafdi Ay Hogaaminayso oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmooyinka Wisil iyo Xeradhagaxley

1 (5)

Wafdi Ay Hogaaminayso Xildhibaanad Ubax Tahliil Warsame oo Kormeer Ku Maraya Degaanada Galmudug Ayaa Maanta Waxa Ay Gaartay oo Sidiiran Loogusoo Dhaweeyay Degmooyinka  Wisil Iyo Xeradhagaxlay Ee Gobolka Hobyo
Halkaan Ka Dhagayso Qaabka Ay u Dhacday Soo Dhaweenta Xildhibaanad Ubax Ee Degmooyinka Wisil iyo Xeradhagaxley

Xildhibaanad Ubax Tahliil iyo Wafdiga Ay Hogaaminayso Ayaa Ku Wajahan Magaalada Hobyo Ee Gobolka Hobyo Halkaasi Oo Ay Ka Socoto Qaban Qaabada Soo Dhaweenta Wafdiga

Comments are closed