|

Dhagayso:-Xildhibaanad Ubax Tahliil oo Caawa Ku Hoyanaysa Hobyo iyo Baaq Ay Ujeedisay Dowlada Somalia

1 (14)

Xildhibaanad Ubax Tahliil Warsame iyo Wafdigii Ay Hogaaminayso oo Kormeer Ku Maraya Degaanada Dowlad Goboleedka Galmudug Kaasi oo Ku Qotoma Ukuur Galida Xaaladaha Nololeed Ee Dadka Kunool Degaanada Dowlad Goboleedka Galmudug Ayaa Caawa Waxa Ay Gaareen Magaalada Hobyo Halkaasi oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay

Ubax Tahliil Warsame oo Waraysi Gaar Ah Siisay idaacada Codkamudug  Markii Ay Gaartay Magaalada Hobyo Ayaa sheegtay in deegaannadi ay booqatay ay ku  Aragtay xaalad bani’aadanimo, waxa ayna intaa ku dartay in abaarta ka sokow ay halkaasi ka jirto biyo la’aan iyo adeegyadii caafimaadka oo aan jirin.

Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame Ayaa Baaq Udirtay Dowlada Somalia iyo Beesha Caalamka Kaasi Oo Ku Aadan In la Gar Gaaro Dadka Abaaruhu Ay Sameyeen Ee Kusugan Degaanada Galmudug

Halkaan Ka Dhagayso Codka

 

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed