|

Dhagayso:Ubax Tahliil Oo Wali Wada Komeerka Ay Ku Maraysa Degaanada Galmudug iyo Degmada Ceeldibir oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay

ubax

Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame oo Wali Wada komeerka Ay Ku Marayso Degaanada Galmudug Ayaa Waxaa Goordhow Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Ceeldibir

Xildhibaanad Ubax Tahliil Warsame oo La Hadashay Bulshada Ceeldibir Ayaa Sheegtay in Ay Waxka Qaban Doonto Baahiyaha Ka Jia Degmada

Halkaan Ka Dhagayso Codka Soo Dhaweenta

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed