|

Dhagayo:Wasaarada caafimaadka galmudug oo ka digtay Faafida Cudurka Dabaysha

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Cafimaadka Galmudug oo maanta saxaafada kulahadlay isbitalka Gaalkacyo ayaa faahfaahin kabixiyey kiis cudurka polio ah oo laga helay deegaano katirsan gobolka mudug

 

Agaasimaha ayaa sheegay in ay bilabeeen qorshe ay kaga hortagayaan faafida cudurkaasi xili maaanta uu deeq lacag ah ay gudoonsiyeen xubno katirsan wasarada Cafimaadka Galmudug Qoys Cudurkaasi Uu Kahaleelay ilmo Kayr 8bilood

 

Cumar Cabdi Maxamed Agaasimaha wasaarada Caafimaadka Galmudug ayaa sheegay in wiil da.yar laga helay kiiskaasi cudurka polio

 

Agaasimaha ayaa sheegay in ay wadan qorshe lagu ciribtirayaan cudurka dabaysha waxana shacabka ugu baaqay in ay kutageeran wasarada iyo hayadaha caawiya sidii cudurkan looga hortagi lahaa

Halkaan Ka Dhagayso Codka Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka Galmudug

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed