|

Dhagayso+Sawiro:-Madaxweynaha Galmudug,,Ciidamada Qalabka Sida Waxay Jawaab Siin Doonaan Diyaaradii Dhuumaaleesi Ku Timaada Gaalkacyo

9

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qebdiid Iyo Wafdi uu Hogaaminayo Ayaa Maanta Si Diiran Loogusoo Dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Gobolka Mudug.

 

Mas,uuliyiin Ka Tirsan Galmudug .Odoyaasha Dhaqanka Galmudug iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Gaalkacyo Ayaa Sidiiran Usoo Dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid).

 

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo Hadal Jeediyay Ayaa Sheegay In Galmudug Aysan Udulqaadan Doonin Diyaaradii Dhuumaalaysi Ku Timaada Gaalkacyo Madaama Galmudug Ay Xirtay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo Ee Ay Maamusho Maamulka Puntland.

 

Madaxweynaha Galmudug Waxa Uu Sheegay In Ciidamada Qalabka Sida Ee Galmudug Ay Jawaab Siin Doonaan Diyaaradii Isku Dayda In Gaalkacyo Ay Dhuumaalaysi Ku Timaada.

Halkaan Ka Dhagayso Codka

Halkaan Ka Daawo Sawirada

2

1

3

9

10

11

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

 

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed