|

Dhagayso:[Waraysi Gaar Ah]Qaabkii Uu U Dhacay Howlgalkii Ciidanka Badda Galmudug Ay Ka Fuliyeen Xeebaha Gobalka Mudug

Xirsi cismaan oo ka tirsan saraakiisha ciidanka badda galmudug kuna sugan deegaanka labad oo qiyaastii 30 km u jira magaalada hobyo ayaa ka warbixiyay dooni lagu hayo deegaanka labad oo ciidanka badda galmudug ay gacanta kusoo dhigeen xili ay waday kaluumaysi sharci dara ah

Hoos Ka Dhagayso Waraysi Uu Sargaalka La Yeeshay Wariye Cali Nuur Cayn

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM 

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed