|

Daawo Sawirada: Halka ay degi doonaan Madaxweyne Obama iyo Qoyskiisa marka uu xilka ku wareejiyo Donald Trump

Waxa la filayaa inuu Xilka Madaxtinimadda ku wareejiyo Madaxweynaha La-soo doortay ee Donald Trump, kaasi oo horey u sheegay inuusan doonaynin inuu qaato Mushaar, marka uu noqdo Madaxweyne.

Xilliga Kala-guurka Siyaasadda Maraykanka ayaana haatan diyaar garow loogu jiro, iyadoo Madaxweyne Obama oo 8-sanno ka talinayey Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka, ayaa haatan yegleelayo Dhismaha Cusub ee ay isaga iyo Qoyskiisa u guuri doonaan.

Dhismo cusub ee ay degi doonaan Qoyska Obama ayaa waxa uu ku yaallaa Xaafadda Kalorama oo ka mid ah Deegaanadda ugu shidan magaalladda Washington DC.

Gurigaasi cusub ayaa lagu sheegay in lagu dayactiray lacag dhan 5.3 million oo Dollars.

Hoos Ka Daawo Sawirada Howga Loo Diyaariyay Obama Iyo Reerkiisa

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM 

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed