|

Dag Dag Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo Qarka Usaaran In Uu ku guulaysto Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mar Kale

Magaalada muqdisho waxaa ka socota maanta doorashada gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya waxaana haatan oo la tiranayo codadka ugu horeeya gudoomiyihii hore ee baarlamaanka soomaaliya haatana mar kale sharaxan maxamed shiikh cismaan jawaari oo haysta codad kor udhaafaya 100 cod waxaana ku xiga c/rishiid maxamed xidig

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM 

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440 

Comments are closed