|

Dhagayso:Ex Xildhibaan Xaaf,,Galmudug waxay Ku Dumeysaa Hadii C.kariin uu Soo Laabto Si Sharci Ah Ayaa Xilka Loga Qaaday

Xildhibaan Axmed Ducaale Geele Xaaf oo Ka Mid Ahaa Xildhibaanadii Waqtigiisu Uu Dhamaaday oo idaacada Codkamudug Waraysi Gaar Ah Siiyay Ayaa Ka Hadlay Sida uu u Arko Xilka Qaadista Xildhibaanada Ay Sameyeen iyo Diidmada Madaxweynaha Galmudug.
Xaaf Waxa uu Sheegay in Sharci uu Yahay Xilka Qaadista Xildhibaanadu Ay Ku Sameyeen Madaxweynaha Galmudug.
Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysiga

 

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM 

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440      

Comments are closed