|

Dhagayso:Galmudug oo Maxkamadeesay Ajaanib Si Sharci Daro Ah uga Kaluumaysanayay Xeebaha Galmudug

Maxkamada Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug Ayaa Maanta Xukun Ku Riday Ajaanib Saarna Doon Kaluumaysi Sharci Daro Ah Ka Waday Xeebaha Galmudug oo Ay Soo Qabteen Ciidamada Bada Galmudug.

 

Taliye Kuxigeenka Ciidamada Bada Galmudug C/rashiid Maxamed Axmed Cimri oo Waraysi Gaar Ah Siiyay idaacada Codkamudug Ayaa Ka Warbixiyay Sida Ay udhacday Maxkamadeenta Ajaanibtan.

 

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysiga 

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM 

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed