|

Galmudug Oo Ciidamo Hor Leh Kusoo Daadisay wadooyinka Waa Wayn Ee Gaalkacyo

 

Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa maanta ku sugan jawi ka duwan kii maalmihii lasoo dhaafay ay magaaladu ku sugnayd waxaana wadooyinka waa wayn ee magaalada gaalkacyo gaar ahaan dhanka galmudug lagu arkayaa ciidamo ka tirsan ciidamada maamulka galmudug oo wada roondooyin amniga lagu sugayo
Howlgalkaan ay ciidamada galmudug wadaan ayaa ujeedkiisa lagu sheegay mid amaanka lagu xaqiijinayo loogana hortagayo rabshado magaalada ka dhaca ciidanka ayaa baaaraya gaadiidka dadwaynaha iyo shacabka lugta ku maraya gudaha magaalada gaalkacyo

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM 

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440 

Comments are closed