|

Prof Jawaari Oo Ku Guulaystay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaaliya

Waxaa Hadda soo dhamaatay Doorashadii Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku Tartamayeen Afar Musharax.
Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa hadda noqday Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana uu noqday Musharaxii ugu Codka badnaa.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Jawaari wuxuu helay 141 Cod.
C/rashiid Maxamed Xidig oo la tarmayay waxaa uu helay 96 Cod.
C/Fataax Ibraahim Geeseey oo isagana la tarmayay waxaa uu helay 17 Cod.
idiris taktar oo isagana la tartamayay waxaa uu helay 2 Cod.

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM 

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440 

Comments are closed