|

Dhagayso:Ururka Suxufiyiinta Qaran Soomaaliyeed Ee Nusoj Oo Kasoo Horjeestay Amar Dhawaan kasoo Baxay Maamulka Galmudug [waraysi]

Xili dhawaan maamulka galmudug uu soo saaray warsaxaafadeed uu wariyaasha ka howlgala galmudug gaar ahaan magaalada cadaado kaga mamnuucayo in ay tabiyaan warar uusan maamulku la socon ayaa waxaa arintaasi gaashaanka u daruuray ururka saxafiyiinta qaranka soomaaliyeed ee nusoj
Xoghayaha guud ee ururka nusoj maxamed ibraahim mucalimuu oo waraysi gaar ah siiyay idaacada codkamudug ee magaalada gaalkacyo ayaa sheegay in maamulka galmudug looga baahan yahay in uu ilaaliyo xuquuqda saxafiyiinta
Mucalimow ayaa dhanka kale ka hadlay wax qabadka ururka iyo wariyaal soomaaliyeed oo ku xiran dalka dibadiisa
Hoos Ka Dhagayso waraysi uu xoghaya la yeeshay wariye cali maalin nuur

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM 

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed