|

Dag Dag:Qarax Goordhow Ka Dhacay Magaalada Jowhar Iyo Masuuliyiin Ku Nafwaayay

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Shabeelaha Dhexe Khaliif Cabdulle Carfaaye ayaa ku geeryoodey, Bambo Gacmeed lagu tuuray xarunta Taliska Ciidanka Magaalada Jowhar.

Geerida Khaliif Cabdulle Carfaaye Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaa xaqiijiyay Saraakiisha Ciidanka Dowladda Federaalka ee Gobolkaasi.

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray goobta ayaa waxa ay wadaan baaritaano ku aadan, sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa raggii ka dambeeyay falkan.

Wixii Kasoo Kordha Kala Soco Hobyonet.com

XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

CMAALIN17@GMAIL.COM 

HOBYOEDITOR1@GMAIL.COM

TELL:25290-7647333/252678647333/252167150440

Comments are closed