|

Daawo:Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi Oo Banaanka Soo Dhigay Fara Galinta Itoobiya Ay Ku Hayso Doorashada Soomaaliya

Xildhibaan axmed macalin fiqi oo horay usoo noqday talliyihii hay,ada nabad sugida iyo sirdoon qaranka ayaa ka hadlay fara galinta dawladaha shisheeye ay ku hayaan doorashada dalka soomaaliya

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Comments are closed