|

Daawo:Xawliga Ay Ku Socoto Shaqada Dakada Hobyo

Dekada Hobyo oo dhawaan Dib loohowl Galiyay Howlaheedi shaqo ayaa hada waxaa Todobaad Kasta kasoodaga Badeecooyin iyo Gaadiid kuwaasi oo laga keeno inta badan Imaaraadka Carabta

 Muuqaalka waxa  uu kaasaacidi doonaa helida xogta dhabta ah ee shaqada Dekada iyo halka ay marayso dhismaha wada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo

Hoos Ka Daawo Muuqaalka

Comments are closed