|

Daawo Muuqaal:Golaha Wasiirada Galmudug Oo Kulan Dag Dag Ah Ku Yeeshay Magaalada Cadaado

Kulankani ay sheesheen Golaha Wasiirada Galmudug ayaa waxaa shir gudoominayay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa waxaa looga hadlay Amaanka Degaanada Galmudug.

kulanka ayaa inta uu socday waxaa lagu soo bandhigay wax qabadka qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowlada Goboleedka Galmudug.

Markii uu soo Idladay kulanka ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Maamul Goboleedka Galmudug waxa uuna ka sheekeeyay waxii looga dooday intii uu kulanku socday.

Comments are closed